Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Galmudug oo xariga ka jaray xarun Caafimaad (Sawirro)

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee dowlad goboleedka Galmudug Mahad Caabi Ciise ayaa xariga jaray xarun Caafimaad oo laga hirgeliyey degaanka Dhar-dhar oo dhinaca waqooyi 19-km kaga toosan Magaalada Bandiiradley ee gobolka Mudug. Degaanka Dhar-dhar ayaa ka mid ah degaanada soo korayay 10-kii sano ee ugu dambeysay, iyadoo dadka degaanka ee gudaha iyo dibada ku nool … Continue reading Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Galmudug oo xariga ka jaray xarun Caafimaad (Sawirro)